Friday, April 15, 2016
Soo dhawaada mar kale
Caqli iyo cilmi maal waxa uu howshiisa ugu horeyso bilaabayaa 1-da bisha Maajo 2016. Wuxuu idiin soo gudbin doonaa qoraalo xiiso leh, oo u badan kuwo bulsho.
Wednesday, April 13, 2016
Horudhac
Caqli iyo Cilmi Maal waa blog aad ka faa'iidaysan doonto mowduucyada lagu soo qoro. Marka waxaad ku darsan kartaa fikrado qiimo leh, adiga oo isticmaalayo qeybta faallada. Jawaabaha iyo faalladaada waa in ay ahaadaan kuwo asluubeysan.
Waxaa reeban cey, aflagaado iyo qabyaalada. Haddii aad rabto in qoraalkaada lagu soo daabaco blog-gaan waxaad qoraalkaada noogu soo diri kartaa "caqliiyocilmimaal@gmail.com" Waxaan xaq u leenahay in aan sixid iyo faaf reeb ku sameyno haddii aan u aragno muhiim.
Mahadsanidiin

Wednesday, April 6, 2016
Subscribe to:
Posts (Atom)